Select Page

Suuq Sahal | Ku iibi ama ka iibso

Guriga adoon ka bixin dalbo adeegaada

Suuq Sahal waxa uu kuu hayaa dhamaan adeegyada la isku qurxiyo, kuwa la isku carfiyo, labiska hablaha, iyo dhamaan adeegyada qurux dumaroo dhan oo tayo sare leh iyo qiimo aad u jaban

Si Sahlan ku Gado

Suuq Sahal adoon dibada usoo bixin, qoraxdane isku soo dhibin, ka dalbo alaabta aad jeceshay iyo qiimaha suuqa

Adeego Tayo Sare leh

Suuq Sahal waxa uu kuu hayaa sheey kasta oo tayo sare leh, adeega markaan kuu keeno bal tijaabi adaa arki doonee.

Adeeg Ku Qanciya

Suuq Sahal waxa aan 100% isku hubnaa tayada adeegeena leeyahay. Haddii aad ku qanci weydo lacagtaada ayaan kuu celin doonaa.

Qurxinta Dumarka

Adeegyadii ugu danbeeyey ee dumarka isku qurxiyaan ayaad halkaan ka heli doontaa. Inta aysan dhamaanin dalbo hadda

Cabaayado Qurux Badan

Cabaayado aad uqurux badan oo kusoo jiidan doonaa ayaan keenay. Dooqaada tii ku cajibasa yaan maanta lagaa horqaadanin.

Jilbaabyo

Xijaabyo aad uqurux badan oo kusoo jiidan doonaa ayaan keenay. Dooqaada tii ku cajibasa yaan maanta lagaa horqaadanin.

NALA SOO XARIIR

Hadii adeega aad rabtay aad arki waysay fadlan toos ayaad nooga soo dalban kartaa. Buuxi Foomkan hoose

SUUQ SAHAL

Waa isku xiraha qof raba in uu wax iibsado iyo qof raba in uu wax iska iibiyo. Adoo jooga goobtaada shaqada ama gurigaada ka iibso ama ku iibi Suuq Sahal.

© 2018 Suuqsahal Ltd.

SUUQ SAHAL

Nagu saabsan
Badeecada oo dhan
Baabuurta
Elektarooniga
Hanti Maguurto
Nala soo xariir

GOOGLE MAP